Musharaxiin ka qeylo dhaamiyey faragelinta dowlada oo baaq u diray beesha caalamka (Akhriso)

Qaar ka mida musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay ka horjeedaan dib u dhaca markii saddexaad lagu sameeyay xilligii Doorashada Musharaxiinta kala ah, Mukhtaar Roobow Cali, Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) iyo Ibraahim Macalin Nuur ayaa sheegay inaan laga talogelin dib u dhigista Baarlamaanka, … Continue reading Musharaxiin ka qeylo dhaamiyey faragelinta dowlada oo baaq u diray beesha caalamka (Akhriso)